Mawduucan Fanka Sii-deynta " The Art of Letting Go " waxa uu si qoto dheer u iftiiminayaa xirfadda qofku u baahan yahay si uu uga xoroobo culaysyada maskaxeed, xusuusaha hore, iyo dareennada xannibaya horumarkiisa. Waa mawduuc muhiim u ah fayo-qabka maskaxda iyo xasilloonida nolosha. 1. Waa maxay macnaha " Letting Go "? Waa go'aan garaad ah oo qofku ku aqbalayo in waxyaabo gaar ah ha ahaadeen xidhiidho fashilmay, khaladaad hore uga dhacay, ama riyooyin aan rumoobin oo aan hadda gacantiisa ku jirin. Ma aha in la ilaawo wixii dhacay, balse waa in la diido in wixii hore ay xukumaan dareenkaaga maanta. 2. Tiirarka Muhiimka ah ee Mawduucani Taabanayo • Aqbalidda ( Acceptance ) Inaad runta waajahdo oo aad qirato in xaaladdu sidii aad rabtay u dhici wayday. Inta aad diidmo (denial) ku jirto, xanuunku ma ahaan doono mid kaa hadhaya. • Is Cafinta ( Self-Forgiveness ) Marar badan dadku waxay isku canaantaan "maxaan sidaas u sam...
• Markaan arko marwadaa la qabee maryo khafiifa kusoo mayrac tagaysa casarkii suuqana dhex meeraysa habeenkii waaban muraaradilaacayaa. • Markaan arko marwadaa la qaboo moobil wayn dhagta ku haysa Miyirkeeduna meelfog ku maqanyahay waaban muraaradilaacayaa. • Markaan arko marwadaa la qaboo biilkii tunku kusoo murxay saygeeda ku marsanaysa dawo midabkeeda badalaysa waaban muraaradilaacayaa. • Markaan arko marwadaa la qaboo madaxeeda banaysoo mijahana kor uga fayday maradii raguna wada milicsanayaan Iyadunamoodayso inay asturantahay waaban muraaradilaacayaa. Tolow marwadaan guursado maxan ka yeeli doonaa.? ©barkhadhassan 4-July-2020