Skip to main content

Posts

Showing posts from November 29, 2020

Qormadii U Danbaysay

Fanka Sii-deynta: Sida Looga Xoroobo Culaysyada Maskaxda iyo Xasuusaha Hore

Mawduucan Fanka Sii-deynta " The Art of Letting Go " waxa uu si qoto dheer u iftiiminayaa xirfadda qofku u baahan yahay si uu uga xoroobo culaysyada maskaxeed, xusuusaha hore, iyo dareennada xannibaya horumarkiisa. Waa mawduuc muhiim u ah fayo-qabka maskaxda iyo xasilloonida nolosha. ​ 1. Waa maxay macnaha " Letting Go "? Waa go'aan garaad ah oo qofku ku aqbalayo in waxyaabo gaar ah ha ahaadeen xidhiidho fashilmay, khaladaad hore uga dhacay, ama riyooyin aan rumoobin oo aan hadda gacantiisa ku jirin. Ma aha in la ilaawo wixii dhacay, balse waa in la diido in wixii hore ay xukumaan dareenkaaga maanta. ​ 2. Tiirarka Muhiimka ah ee Mawduucani Taabanayo       • ​Aqbalidda ( Acceptance ) Inaad runta waajahdo oo aad qirato in xaaladdu sidii aad rabtay u dhici wayday. Inta aad diidmo (denial) ku jirto, xanuunku ma ahaan doono mid kaa hadhaya.       • ​Is Cafinta ( Self-Forgiveness ) Marar badan dadku waxay isku canaantaan "maxaan sidaas u sam...

DAACAD IYO DUMAR

Heesta erayadani ku jiraan waxaa qaada Xariir Axmed  

Nolosha Jacaylka

 

KULANKA JACAYLKA

 

SAHAN

 
 

Jacayl

 

Qosol

 

Dhoolla Caddee

 

Alone

 

KACAA KUFKA DHALLAANKA

 
 

JACAYL ❤️

 

KAWNKAN WAA LAGA TAGAYAA

Waxaa xaqiiqo ah in kawnkani dhammaan doono noloshuna soo afjarmi doonto isla markaana qofwalba la xisaabin doono.

XIKMAD JACAYL ❤️

 

SOCDAALKA IYO XIKMADA

 

XIKMAD JACAYL❤️

Waxaa xaqiiqo ah in qofwaliba qofka uu jecelyahay uu noloshiisa si rasmiya uga mid noqonayo marka uu guursado qofkaas uu jecelyahay.

XIKMADA ISBADALKA

Waxaa xaqiiqo ah ilaa uu qofku isbadalo inaanay noloshu is badalayn, waxwalba oo saamayn ku yeelanaya shaqsiyada qofka iyo naftiisaba waxay ka bilaabmaan isla qofkaas isbadalkuna markaasuu yimaadaa.

XIKMAD SAAMAYN LEH

XIKMAD CAJIIBA

 

XIKMAD YAAB BADAN

 

Xikmad

 
 

XIKMAD YAAB BADAN

 

Jacayl....

Jacaylku malaha albaab laga baxo balse waxaa uu leeyahay albaab lagasoo galo.

DOQONIIMO....

Doqoniimo ayay kugu tahay inaad wakhtigaaga ku dhamayso wiil aan xidhiidhkaaga rajo mustaqbal ka lahayn, marwalba ka taxaddir in lagu khiyaamo.  
 

JACAYL

Doqoniimo ma aha inaad waxba jeclaan waydo balse waxaa doqoniimo kugu ah inaad gabdhaha oo dhan wada jeclaato taasina noloshaada kuma gaadhsiinayso nolol jacayl oo aad ku guulaysato marwalba ku dadaal inaad qof kaliya noloshaada u qoondayso midkaana aad kali ahaantii ku aaminto naftaada iyo noloahaadaba.

Alone....

 
 

ADIGAAN KU SUGAYAA...

 
 

Hebla Waa La Guursaday......

 

Xikmad Yaab Badan

 

BEEN BAAN KUU SHEEGAY......

 

JACAYL

 

XIKMADO WAXTAR LEH

 

XIKMADO WAXTAR LEH

 

NOLOSHA

 

GEESINIMO