Skip to main content

FAKER


Wakhtiyada qaar aadbay u wanaagsantahay inaad cidlo fadhiisato oo aad naftaada iyo noloshaada fagaarayso waxaanad fursad u helaysaa inaad ogaato oo aad dareento xalna u keento caqabadaha noloshaada iyo meesha dhibtu kaa haysato.

Comments

Halkan Ka Eeg Wixii Ugu Danbeeyay

HAMMI

DHIIRRI GALIN

 

BOQOL WEJIILE

Dadka qaar waxaa jira dadka kula nool boqolaal weji haddii aad aamintana wejiyadooda mid kamida ayay kugu dhaawacayaan ( khiyaamayaan) waana kuwa markasta dhaawaca qalbiyada daacada ah iyo shakhsiyaadka wan wanaagsan. Iska ilaali dadka qaar inaad si fudud ku aaminto waxaa laga yaabaa maalin maalmaha kamida inaad ka qoomamayso degdeguna ma wanaagsana, laga yaabaa inaad jacayl u qaado oo aad qalbigaaga siiso qof aan u qalmin oo ku khiyaami kara ku dhaawici kara kalsoonidaada dili kara ka feejignaw qofwalba oo aad xidhiidh la samaynayso si fududna haku aaminin. - BarkhadHassan